http://k5difsxrb4oyvxi5uvvhph34w5qwbovgwbkoddtbmakiukfzmo2fxlqd.onion/Somalia/SomaliBible.html
Genesis 10 10:1 Haddaba kuwanu waa farcankii wiilashii Nuux, kuwaas oo ahaa Sheem, Xaam iyo Yaafet: oo wiilal baa u dhashay iyaga daadkii dabadiis.
10:2 Wiilashii Yaafet waxay ahaayeen Gomer, iyo Maajuuj, iyo Maaday, iyo Yaawaan, iyo Tubal, iyo Meshek, iyo Tiiraas.
10:3 Wiilashii Gomerna waxay ahaayeen Ashkenas, iyo Riifad, iyo Togarmah.
10:4 Wiilashii Yaawaanna waxay ahaayeen Eliishah, iyo Tarshiish, iyo Kitiim iyo...