http://www.somali6utdexu2op5rg5c6ccwkdaetkrijfakrnbsduxtttoicx5v3yd.onion/a/mareykanka-gobolkii-ugu-horreeyey-oo-mamnuucay-tiktok/7098456.html
Mamnuucistan ayaa ah dagaalkii ugu dambeeyey ee loolan xooggan oo u dhaxeeya TikTok iyo qaar ka mid ah dowladaha Reer Galbeed, ayada oo horey app-ka looga mamnuucay aaladaha dowladaha Mareykanka, Canada iyo qaar ka mid ah Yurub. App-ka TikTok, oo ay leedahay shirkadda Shiineeska ah ee ByteDance, ayaa siyaasiyiinta Mareykanka waxay ku eedeeyeen inuu ku shaqeeyo amarka dowladda Shiinaha, islamarkaana uu aalad basaas u yahay Beijing, taasi oo shirkadda ay si xooggan u...