http://www.somali6utdexu2op5rg5c6ccwkdaetkrijfakrnbsduxtttoicx5v3yd.onion/a/7043057.html
Saraakiisha ammaanka ee Koonfur Afrika ayaa u safraya dalka Tanzania, si ay ula soo wareegaan maxbuuska baxsadka ah ee Thabo Bester oo 35 jir ah. Thabo Bester, ayaa u adeegsan jiray baraha bulshada inuu ku soo jiito haweenka, isaga oo kufsaday ugu yaraan laba ka mida haweenkaas, mid kalena dilay.