http://k5difsxrb4oyvxi5uvvhph34w5qwbovgwbkoddtbmakiukfzmo2fxlqd.onion/Somalia/SomaliBible.html
Haddaba waa tan naagtaadii, kaxayso oo iska tag.
12:20 Fircoonna niman buu u soo amray isaga: wayna soo ambabbixiyeen isagii iyo naagtiisii, iyo wuxuu haystay oo dhan. Genesis 13 13:1 Aabraamna Masar wuu ka baxay, isaga, iyo naagtiisii, iyo wuxuu haystay oo dhan, Luutna wuu raacay, oo wuxuu tegey xagga koonfureed.
13:2 Oo Aabraam hodan buu ka ahaa xagga xoolaha iyo lacagta iyo dahabka.
13:3 Xagga koonfureed ayuu ka tegey oo wuxuu u...