http://www.somali6utdexu2op5rg5c6ccwkdaetkrijfakrnbsduxtttoicx5v3yd.onion/a/7086967.html
-elect George Santos speaks at an annual leadership meeting of the Republican Jewish Coalition, Nov. 19, 2022, in Las Vegas. La Wadaag Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la xiray share Print George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada maanta ah, waxaana lagu eedeeyay musuqmaasuq, gacan-togaaleysi iyo xatooyo hanti dadweyne.