http://www.somali6utdexu2op5rg5c6ccwkdaetkrijfakrnbsduxtttoicx5v3yd.onion/a/7099221.html
Tiradan ayaa 2% ka badan, tirada dhimashada ee la diiwanageliyey sannadkii 2021 oo ahayd 107,622. Tirada dhimashada dadka u dhinta isticmaalka xad-dhaafka ah ee daawooyinka iyo daroogooyinka ayaa sannadkii 2021, waxay korodhay 15%, halka sannadkii ka horreeyey ee 2020 ay korodhay 30%.